Ku Soo Dhawow Maktabadda: Adeeq iyo Ilo Aqoon
Welcome to the Library: Services and Resources
Waxay maktabaddu kuu haysaa barnaamij iyo ilo aqoon oo waxtar kuu leh adiga iyo qoyskaagaba. Waxa aad hadda daawan kartaa fiidyowgan lagu diyaariyey Af-Soomaaliga si aad u ogaatid barnaamijta, adeegyada iyo ilaha aqoonta ee maktabaddu kuu hayso. Welcome to the Library: Services and Resources
The library has many important programs and resouces for you and your family. You can watch this Somali video to learn about these programs and resources.
Soo Booqo Maktabaddaada
Visit Your Library
Adeegyada iyo Ilaha Aqoonta ee dadka waaweyn (Guji halkan oo daayo fiidyowga)
Library Services and Resources for Adults (Click here to watch the video)




