Tababar Sida Shaqo loo Doonto ee Dadka Waaweyn oo Af-Soomaali ah/Job Search Training for Somali-Speaking Adults
Franklin Library
Tuesday, Jan. 26, 2–4 p.m.
Xirfad sare u yeelo baarista shaqooyinka oo baro ilo muhiim ah oo kuu sahli doona inaad heshid shaqada aad doonaysid, ilahaas oo aad ku isticmaali kartid maktabadda ama Interneedka meel kasta oo aad joogtid. Tababarka waa lacag la’aan, wuxuuna ku baxayaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.
Conduct a better job search by learning about valuable job-hunting tools you can use at the library or online from anywhere. The training will be conducted in Somali. Call 952.847.5662 for more information.
Tell a Friend
Remind Me
|