Skip Navigation
Library Catalog Internet Search Birth to Six - Books, reading tips and storytimes for young children KidLinks - Book reviews, homework help, and websites for kids TeenLinks - Homework help, book reviews, and websites for teens Information about health, caregiving, genealogy and more WorldLinks Job & CareerLinks Contact Us
Reference and Research BookSpace Support the Library Library Information Events and Classes My Account
home > Somali

Xafladaha   Hagidda Isticmaalaha
Maktabadda
  Xiriirinta   Maqaallo af soomaali ah  
 
Xafladaha af soomaaliga! Ka qaybgalidda xafladda kuma xirna kaarka maktabada. Dadka oo dhan ayay u furanyihiin.

Fasal Kumbuyuutar oo Af-Soomaali ah /Somali Computer Class
Sumner Library
Saturdays, July 11–Aug. 15, 2–4 p.m.
Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, iyo xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Deegaanka Hennepin. Fasalkaaan wuxuu ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah fadlan wac 612-630-6390.
Waxaa laga maalgaliyey Digital Inclusion Fund of the Minneapolis Foundation.

Sheeko Caruur Af-Soomaali ah/World Language Storytime: Somali
East Lake Library
Thursdays, Sept. 10–Nov. 19, 6 p.m.
La wadaag bugagga, sheekoyinka, jaan-gooyada maansada iyo muusikada Soomaalida.
Waxaa lagu maalgaliyey deeq ay Comcast Foundation siisay Library Foundation of Hennepin County.

 
Conversation Circles @ the Library
Practice English conversation skills with others each week, and learn how to use the library, too. More...
Conversation Circles

Xafladaha Maktabadaha Degamada Hennepin oo Idil / All HCL Events

Layliga Mooska ee HCL

© Hennepin County Library
We welcome your comments and suggestions.

Ku Soo Dhawow Maktabadda: Adeeq iyo Ilo Aqoon
Waxay maktabaddu kuu haysaa barnaamij iyo ilo aqoon oo waxtar kuu leh adiga iyo qoyskaagaba. Waxa aad hadda daawan kartaa fiidyowgan lagu diyaariyey Af-Soomaaliga si aad u ogaatid barnaamijta, adeegyada iyo ilaha aqoonta ee maktabaddu kuu hayso.
Guji halkan oo daayo fiidyowga
Welcome to the Library video in Somali
English  
 NALA SOO XIRIIR
Soomaali / 952-847-8756
Caawimaad Af-Soomaali ah /
Assistance in Somali

Augsburg Park Library
Wednesdays, 3:30-7 pm
Central Library
Tuesdays, 4 - 7 pm
East Lake Library
Saturdays, 12-4 pm
Sundays, 1-3 pm
Eden Prairie Library
Mondays, 4-8 pm
Franklin Library
Tuesdays, 3:30-7:30 pm
Wednesdays, 3-6 pm
Thursdays, 3:30-7:30 pm
Saturdays, 1-5 pm
Hosmer Library
Fridays, 3-6 pm
Saturdays, 12-3 pm
Sumner Library
Wednesdays, 3-6 pm
Thursdays, 3-7 pm
 ILAHA KALE
 Business Plan Builder
 Learning English
Immigration and Citizenship
Jobs at the Library
Hennepin County Office of Multi-Cultural Services