Skip Navigation
Library Catalog Internet Search Birth to Six - Books, reading tips and storytimes for young children KidLinks - Book reviews, homework help, and websites for kids TeenLinks - Homework help, book reviews, and websites for teens WorldLinks Job & CareerLinks Contact Us
Reference and Research BookSpace Support the Library Library Information Events and Classes My Account
home > Somali

Xafladaha   Hagidda Isticmaalaha
Maktabadda
  Xiriirinta   Maqaallo af soomaali ah  
 
Xafladaha af soomaaliga! Ka qaybgalidda xafladda kuma xirna kaarka maktabada. Dadka oo dhan ayay u furanyihiin.

Fasal Kumbuyuutar oo Af-Soomaali ah/Somali Computer Class
Franklin Library
Saturday, Nov. 21, 1–2 p.m.
or call 952.847.2925.
Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, iyo xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Deegaanka Hennepin. Fasalkaaan wuxuu ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah fadlan wac 612-630-6390.
Waxaa lagu maalgaliyey deeq ay Comcast Foundation siisay Library Foundation of Hennepin County.

Fasal Kumbuyuutar oo Af-Soomaali ah /Somali Computer Class
Sumner Library
Saturdays, Oct. 3–Nov. 21, 2–4 p.m.
Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, iyo xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Deegaanka Hennepin. Fasalkaaan wuxuu ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah fadlan wac 612-630-6390.
Waxaa laga maalgaliyey Digital Inclusion Fund of The Minneapolis Foundation.

Waxbarasho iyo Ciyaar Caruureed Af-Soomaali ah/Somali Play and Learn
Franklin Library
Friday, Dec. 4, 10:30a.m.
Friday, Feb. 5, 10:30 a.m.

For kids through preschool. Dhammaan caruurta ka yar da' dugsi. Ka soo qaybgal sheekooyin caruur, heeso iyo hawlo waxbarasho.

Fasal Kumbuyuutar Af-Soomaali ah/Computer Class in Somali
Sumner Library
Saturdays, December 5, Dec. 12, Dec. 19, Jan. 2, Jan. 9, Jan. 16, Jan. 23, Jan. 30, Feb. 6, Feb. 13, Feb. 20 & Feb. 27, 4:00 – 6 p.m.
Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Degmada Hennepin. Fasalkaaan waa lacag la’aan wuxuuna ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wac Warsame Hassan, 952.847.5662, wixii faahfaahin ah.

Fasal Kumbuyuutar Af-Soomaali ah/Computer Class in Somali
Eden Prairie Library
Monday, Dec. 7, 5:30–7:30 p.m.
Monday, Jan. 4, 5:30–7:30 p.m.
Monday, Feb. 1, 5:30 p.m. – 7:30 

Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Degmada Hennepin. Fasalkaaan waa lacag la’aan wuxuuna ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wac Warsame Hassan, 952.847.5662, wixii faahfaahin ah.

Fasal Kumbuyuutar Af-Soomaali ah/Computer Class in Somali
Franklin Library
Saturday, Dec. 19, 1–2 p.m.
Saturday, Jan. 16, 1–2 p.m.
Saturday, Feb. 20, 1–2 p.m.

Registration required, begins Nov 21. Register online or call 952.847.2925.
Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Degmada Hennepin. Fasalkaaan waa lacag la’aan wuxuuna ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wac Warsame Hassan, 952.847.5662, wixii faahfaahin ah.

Tababar Sida Shaqo loo Doonto ee Dadka Waaweyn oo Af-Soomaali ah/Job Search Training for Somali-Speaking Adults
Eden Prairie Library
Tuesday, Jan. 19, 6–8 p.m.
Xirfad sare u yeelo baarista shaqooyinka oo baro ilo muhiim ah oo kuu sahli doona inaad heshid shaqada aad doonaysid, ilahaas oo aad ku isticmaali kartid maktabadda ama Interneedka meel kasta oo aad joogtid. Tababarka waa lacag la’aan, wuxuuna ku baxayaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.

Tababar Sida Shaqo loo Doonto ee Dadka Waaweyn oo Af-Soomaali ah/Job Search Training for Somali-Speaking Adults
Franklin Library
Tuesday, Jan. 26, 2–4 p.m.
Xirfad sare u yeelo baarista shaqooyinka oo baro ilo muhiim ah oo kuu sahli doona inaad heshid shaqada aad doonaysid, ilahaas oo aad ku isticmaali kartid maktabadda ama Interneedka meel kasta oo aad joogtid. Tababarka waa lacag la’aan, wuxuuna ku baxayaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.

Conversation Circles @ the Library
Practice English conversation skills with others each week, and learn how to use the library, too. More...
Conversation Circles

Xafladaha Maktabadaha Degamada Hennepin oo Idil / All HCL Events

Layliga Mooska ee HCL

© Hennepin County Library
We welcome your comments and suggestions.

Ku Soo Dhawow Maktabadda: Adeeq iyo Ilo Aqoon
Waxay maktabaddu kuu haysaa barnaamij iyo ilo aqoon oo waxtar kuu leh adiga iyo qoyskaagaba. Waxa aad hadda daawan kartaa fiidyowgan lagu diyaariyey Af-Soomaaliga si aad u ogaatid barnaamijta, adeegyada iyo ilaha aqoonta ee maktabaddu kuu hayso.
Guji halkan oo daayo fiidyowga
Welcome to the Library video in Somali
English  
 NALA SOO XIRIIR
Soomaali / 952-847-8756
Caawimaad Af-Soomaali ah /
Assistance in Somali

Augsburg Park Library
Wednesdays, 3:30-7 pm
Central Library
Tuesdays, 4 - 7 pm
East Lake Library
Saturdays, 12-4 pm
Sundays, 1-3 pm
Eden Prairie Library
Mondays, 4-8 pm
Franklin Library
Tuesdays, 3:30-7:30 pm
Wednesdays, 3-6 pm
Thursdays, 3:30-7:30 pm
Saturdays, 1-5 pm
Hosmer Library
Fridays, 3-6 pm
Saturdays, 12-3 pm
Sumner Library
Wednesdays, 3-6 pm
Thursdays, 3-7 pm
 ILAHA KALE
 Business Plan Builder
 Learning English
Immigration and Citizenship
Jobs at the Library
Hennepin County Office of Multi-Cultural Services