Rasiidka amaahda ayey ku caddahay taariikhda lagaa rabo inaad ku soo celisid shey kasta oo aad amaahatid. Fadlan xafido rasiidkaaga. Buugta badankooda waxaad amaahan kartaa seddex todobaad. Cajaladaha fiidyowga iyo DVDda waxaad amaahan kartaa hal todobaad.
Loan periods The date due slip you receive at checkout lists the return date for each item you borrow. Please keep this slip for future reference. Most books and CDs may be borrowed for three weeks; DVDs may be borrowed for one week. |